Mid kamid ah Siyaasiyiinta maamulka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa Su allo xaasaasi ah Dul dhigay Hogaamiye Beeleedka Somaliland Muuse Biixi.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
‘Muusow Shalay Markaad Itoobiya aaday Wajaale ayaad Kula Kulantay Madaxweynaha Ismaamulka Shalayna Wasiiradii Somaliland waxaa ay Wajaale kula kulmen Dhigooda Ismaamulka Waxaan Rabna in aad Noo Sheegto waxa ka hor taagan in aad U dhaadhacdo Adis Ababa iyo Dawlada Fadaraalka’ ayuu yiri Rashdii Muuse Dhari
