War Deg Deg Ah Daawo Video::-Mudaharaad Ka Qarxay Hargaysa iyo shacab Hor Dhooban Madaxtooyada Muuse Biixi

Magaalada Hargaysa waxaa Saaka Oo jimce ah Ka qarxay Mudaharaad xoogan Oo Looga Soo Hor jeedo maamulka Muuse Biixi iyo Cabudhinta uu ku hayo Shacabka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kacdoonkan ayaa Ka dhacay afAafka Hore Madaxtooyada muuse Biixi islamarkaana waxaA ay Shacabku fariimo u Diren HogaamiyaHA Maamulka Somaliland.