Siyaasi Siciid Diiriye (Daba-gub) ayaa ku baaqay baarlamanka PUNTLAND siminaar in loo furo ka dib markii uu wax lala yaabo ku tilmaamay buuq uu sheegay inuu ka jiro ansixinta Xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Denni.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu sheegay rajo badan inuu ka qabo Madaxweyne Denni iyo Xukuumaddiisa.
