Deg Deg Daawo sawiro:Alshabab Oo Soo Bandhigtay Maydka Askar maraykan ah?

Duqeyn Madaafiic ah oo Ciidamada Alshabaab ay la beegsadeen Garoonka diyaaradaha Balidoogle ee Shabeelada Hoose halkaasi oo saldhig weyn ay ka sameysteen ciidamada Mareykanka.

Inta la xaqiijiyay duqeyntaasi waxaa lagu Dilay Saddex American ah oo isugu jirta Sarkaal Taliye ah iyo Labo askari.

Sawiro ay ku baahiyen warbaahinta ay gaarka U leeyihiin alshabab ayaa muujinasa Duqaynta iyo Askar american ah oo Mayd ah