Komishinka Isirka iyo Xuduudaha Itoobiya Oo Dhawaan U Magacaabay Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa Tiro ahaan Ka koobay 41 Xubnood.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Xubnahan ayaa ka shaqayn doona xalinta iyo kala xadeenta maamulada kala duwan iyo qoomiyadaha kala duwan ee itoobiya dhulka ay kala leeyihiin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaanka soomaalida waxaa ay Ku yeeshen Hal Xubin Taaso shacabku Ku tilmaamen in ay tahay Cadaalad daro iyo halis Abuuri karta xiisad iyo Boob laga galo Xuduudaha maamulka soomaalida.