Deg Deg Daawo Video:Xisbiga Habar Yoonis Oo Ku Baaqay Kacdoon Ka dhan ah Muuse Biixi.

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee maamulka somaliland ayaa ku baaqay kacdoon shacab oo ka dhan ah maamulka muuse biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sarkaal u hadlay wadani ayaa ugu baaqay shacabka somaliland in ay sameeyan kacdoon xoogan oo looga soo hor jeedo maamulka muuse biixi.