Borama{Khaatumonews} Beel Ku Baaqday Dagaal Ka Dhan maamulka somaliland , Cambaarayna Dusha Ka Saaray Wasiir Maxamed Kaahin iyagoo siday sheegeen fariin kama danbays ah u diraya madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Beelaha Ciise iyo samaroon ayaa Ku Dagaalamay Deegano ka tirsan Gobolka Awdal balse Sida Muuqada maamulka somaliland ayaa la saftay beesha ciise.
