Mid kamid ah Boqorada Deegaanka Somaliland ayaa Maanta kula hadlay Warbaahinta Magaalada Hargaysa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Boqor axmed imaan Warsame Ayaa madaxweynaha Soomaaliya uga mahad Caliyay Kaalintii uu ka qaatay alle Hawnaxariiste Kaalmadii caafimaad ee Dibada Loogu Diray Abwaan Baar leex oo Dhawaan Ku geeriyooday wadanka Hindiya,
