Deg Deg Daawo Video:”Wasiirada xamar U Goostay waxay Ku danbayn Doonan Nasaamaxa’

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada arrimaha gudaha Maamulka somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay hargaysa ayaa ka hadlay Xubno wasiiro ah oo U goostay Dhanka xamar islamarkaana ka tegay Shalay Hargaysa.