Deg Deg Daawo Video:Somalilnd Oo Ka Hadashay Wasiirada Xamar Ka Dagay maanta?

Golaha Guurtida maamulka Somaliland ayaa ka hadlayXubno wasiiro ka ahaan jiray maamulkii siilaanyo oo manta iska dhiibay caasimada muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan ka tirsan golaha Guurtida maamulka somaliland ayaa sheegay in ay soo saarayaan xeer ka dhan ah qofkii xamar u doonta xil ee ku soo laabta Somaliland.