Daawo Video:Hees Qiiro leh Oo Ka Timid Jigjiga kuna Socota Soomaliweyn?

Hobolada Fanaaniinta ah ee Soomaalida Jigjiga Ayaa Soo Diray Hees Qiiro leh oo ay Kula Hadlaayan Soomaaliweyn iyo xaalada Hada taagan.