Deg Deg Daawo Video:Maamulka Somaliland Oo Ogaaday In Turkigu Aanu Raali ka Ahayn In Beeli ka Goosato Dalka

Mid kamid ah Masuuliyiinta Maamul Beeleedka somaliland OO La Hadlayw arbaahinta ayaa sheegay in dawlada Turkigu aanay dhex ka ahayn Wadahadalka Dawlada Fadaraalka iyo maamulka hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saleebaan weyne oo warbaahinta kula hadlay hargaysa waxaa uu sheegay in turkigu aanu raali ka ahayn in ay Somaliland ka goosato Soomaaliya inteeda kale.