Iyadoo xalay saq dhexe uu madaxweynaha puntland ku dhawaaqay golaha wasiirada xukumadiisa oo ka kooban 18 wasiir ayaa shacabka garoowe ka dareen caliyen golaha wasiirada cusub ee u soo magacaabay madaxweynaha puntland Siciid Deni, Post Views: 119 2019-02-11