Daawo Video:Afhayeenkii Siilaanyo OO Sir Culus Qarxiyay!?

Afhayeenkii Hore Madaxtooyada Maamulka somaliland Xiligii Siilaanyo Xuseen Deyr Ayaa Banaanka Keenay Sirta Dekeda Berbera iyo Heshiiskii ay La Galen Maamulka Imaaraadka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

”Saldhiga Milateri Ee Berbera Maanu Kireyn Ee Waxaanu Ku Badalanay Mashaariic Horumarineed‘ Sida waxaa Warbaahinta u sheegay maanta Afhayeenkii Hore Ee Madaxtoyada Somaliland Xuseen Deyr