Deg Deg Daawo Video:Liiska Golaha Wasiirada Puntland Oo Hada lagu Dhawaaqay?
Buuhoodle { Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska gollihiisa wasiirada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir Ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Agaasimaha Telefishanka dowladda Puntland Jamaal Carab Yuusuf ayaa akhriyay liiska Gollaha
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni ayaa ugu dambeyntii waxa uu soo magacaabay wasiiro tira ahaan gaaraya ilaa 18 wasiir iyo ku xigeenadooda,
Liiska Golaha Wasiiirada Puntland.
1 – Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta
2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda
3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga.
4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda
5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.
6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada
7 – Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka.
8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud
9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha
10 – xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.
11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka.
12 – Cali xasan axmed sabaarey – Wasiirka Warfaafinta.
13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha.
14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka
15 – Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.
16 – Faarax maxamud cawash – Wasiirka Kaluumeysiga.
17 – jaamac faarax muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.