Shabakada Khaatumonews waxaa Ay halkan idiin Ku Soo Gudbinaysa Muqaal aad looga Hadal hayo Dalka Sacuudiga.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Halkani waa Sucuudiga , Gaar ahaan Xarun ganacsi oo ku taala magaalada Jiddah, waa gabadh caddaan ah oo madax qaawan oo kurdad iyo surwaalna sidata oo xarunta ganacsiga ku dhex jaasaysa iyada iyo kooxda muusikada u garaacaysa askarina ilaalinayso dadkuna daawanayaan, Jiddah duleedkeeda meel Makka Almukarama u jirta 200 Km waxaa ka heestay fanaanad Maraykan u dhalatay, maalin dhaw waxaa lagu qabanayaa tartanka Dibiyada oo laga keenay Spain.