Deg Deg:Isiimo Soo Gaadhay Widh-widh iyo Cheif Caaqilka Barkad Oo Soo Dhaweeyay iyo Arrimaha Ku Duugan Socdalka Isimada?

WidhWidh{ Khaatumonews }Waxaa Degmada widhwidh ee Gobolka Cayn maanta soo gaadhay raxan isimo ah u Hogaaminaayo garaad cabdirisaaq garaad Soofe.

Isimadan ayaa ka soo kicitimay gobolka Cayn gaar ahaan magaalada Buuhoodle.

SocdaalkA isimada ee Widhwidh ayaa ah Mid La xidhiidha Nabadeenta beelah Maxamud Barkad iyo cali gari oo Dilal kala duwan ku dhexmaren Buuhoodle iyo deegaano Hoos taga isla Buuhoodle.

Cheif caaqilka Beesha Barkad cheif caaqil cabdilaahi cheif caaqil Maxamed Dheeg Ayaa Soo Dhaweeyay isimada Iyadoo Loo balan Sanyahay in isla Maanta shir ay yeeshan isimada Ka socda buuhoodle iyo Wefti u hogaaminaayo cheifka Beesha Barkad.