Deg Deg:aAlshabab Oo Baahinasa Muqaal Halis Badan?

Alshabab ayaa shaaca ka qaaday in saacadaha Soo socda ay baahinaso Muqaalka Saraakiil iyo madax kamid ah dawlada soomaaliya oo ay dishay.

Warbaahinta ku hadasha afka alshabab ee Mu’asssada Al-kataa’ib Garabka Warbaahineed Alshabaab ayaa ballan qaaday Filim Cusub oo goordhaw ay baahindoonta.

Filimkan ayaa ah qeybtii Labaad ee Silsiladda Alshabab Ula Baxday   أفلح الوجه  kaasi oo ah Filim Aad  u halis Badan waxaana Siladdan qeybteedii Kowaad lagu soo bandhigay Dilal qorsheysan oo lagu fuliyay madax iyo masuuliyiin ka tirsan dawlada.

Lama ogaan karo tirada iyo madaxda ka soo muqan doonta qeybta labaad ee muqaalkan ay alshabab baahinaso saacadaha soosocda balse waxa aynu sugan waa muqaalka,