Hargaysa{ Khaatumonews }Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi cabdi Ayaa isku Diyaariyay wadahadalka Dawlada Fadaraalka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Muuse Biixi ayaa manta Qaabilay ergayga wadahadalka soomaaliya iyo Somaliland usoo magacowday dawlada Turkigu,
