600 Deg Deg Daawo Video:Alshabab War Culus Ka Soo Saartay Shirka Shidaalka London!? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Alshabab War Culus Ka Soo Saartay Shirka Shidaalka London!?

Ururka Al-Shabaab ayaa si adag uga hadashay shirka shidaalka Soomaaliya ee ka furmay magaalada Londonee dalka Ingiriiska .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh Cali dheere oo ah Afhayeenka Al Shabaab oo warbaahinta taageerta Ururka Alshabaab lahadlay ayaa sheegay in shirkaasi yahay mid lagu doonayo in lagu dhaco dhaqaalaha umadda Soomaaliyeed.

Waxaan ognahay in la qorshaynayo shir ladoonayo in lagu xaraasho shidaalka Soomaaliyeed uu ka dhaco magaalada London waxaan leenahay wax walba oo kasoo baxa shirkaas waa xaaraan mana suurtageli doonto in hagardaamadaas laga dhaqan geliyo dhulka Soomaaliyeed, kuwa gaalada ah ee usoo hanqaltaagay qorshahaas boobka shidaalka soomaaliyeed ah uma suurtagelayo’ ayuu yidhi Sheekh Cali dheere.

Waxaanay Ururka Alshabaab ku hanjabtay in shisheeyaha boobka ku haya dhaqaalaha Soomaaliya ay dagaal adag lagelayso,isbuucaan gudihiisa ayay aheyd markii weerar ka dhacay Boosaaso lagu dilay maamulihii shirkadda DP World.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...