Daawo Video:Nin Waalidkiis ku Saaraya Maxkamad Sababtii Ay U Dhaleen Iyagoon La Tashan.
February 8, 2019
Nin u dhashay dalka Hindiya oo 27 jir ah ayaa qorsheynaya in uu maxkamad geeyo labadiisa waalid, sababtuna waxa ay tahay in aanay isaga ogolaansho weydiinin markii ay dhalayeen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waa ganacsade ku nool magaalada Mumbai, magaciisuna yahay Raphael Samuel, waxa uu warbaahinta u sheegay in ay qalad tahay in ilmo adduunka la keeno, kadibna noloshiisa inta ka dhiman uu dhibaato ku dhamaysto.
Waa uu fahamsanyahay in aysan suurtogal ahayn in aanan aragti la weeydiin karin qof aanan adduunka imaanin, balse waxa uu ku adkaysanayaa “go’aankeena ma ahan in aan dhalano
