Buuhoodle{ Khaatumonews }Wafti balaadhan oo isagu jira isimo cuqaal iyo waxgarad kale oo kamid yahay Garaad C/risaaq garaad soofe iyo suldaan siciid cismaan Cali ayaa gaadhay Degmada Ceegaag.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ergadani ayaana Halkaasi ka Bilaabay Wadahal nabadeed oo looga hadlay dilkii dhawaan ka dhacay deegaanka gocondhaal

dhinaca kale Isimada ayaa horay u tagay Deegaanada dan dan iyo banyaal waxayna Halkaasi kula kulmeen Waxgaradka deegaankaasi.

Ugu Danbaytii waxaa hada Gobolka ka socda da.daal nabadeed oo Waxgaradka deegaanku wadaan.

By Cali Dhagjar