Magaalada Tog-wajaale ayaa lasheegay in lagu qabtay aduun lacageed oo gaadhaya 60 million oo birr oo isgujira lacagaha 13 wadan iyo 7kg oo dahab qaydhiin ah kaasoo isna lagu qiyaasay inkabadan 10 million
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wakaalada jibriyada qaybteeda jigjiga ayaa sheegtay inay qabashada lacagtan iyo dahabkan oo isku darkooda kabadan 70 Million ay sabab uahayd tibaaxid iyo xuuraan ay kaheleen shacabka waxayna sheegeen inay mudaba daba gal kuhayeen lacagtan iyo dahabkan oo larabay in dalka si sharcidaro ah looga saaro iyadoo loowaday somaliland waxaana lacagtan waday 4 shaqsi oo haysta dhalashada dalka itoobiya.
Lacagtan iyo dahabkan maanta Tog-wajaale lagu qabtay ayaa noqonaysa tii ugu badnayd ee abid laqabto gudaha dalka itoobiya.
Dolar– 1 milyan iyo 527714 kun oo Dolar
Yuro– 8280 €Paund — 31990 Dolar ka kanada (Canada)– 25665 Dolarka Australia—8880
Lacagta kuwet–1393 Sweedan –960 & lacago fara badan oo kale ayay shegayaan.Waxaana laqabtay 3 qof oo ay shegayaan inay wateen lacagtaas
Source Afmeer tv.


