Deg Deg Daawo Video::-Daahir Calasow Oo Fariin Udiray Dadka Kasoo Hor jeeda Shirka London ee Shidaalka!?

Wariye Daahir Calasow Oo kamid ahaa dadka Lagu casuumay Shirka London ee Lagu iibgeynaayo Shidaalka Soomaaliya ayaa Fariin uga soo Diray gudaha Shirkaasi dadka Ka soo hor jeeda Shirkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Calasow ayaa sheegay in Wax xaraah ah iyo Boob oo lagu Soo hadal Qaaday Shirkan uusan Jirin Kaliyana Lagu soo Bandhigay Sarfayn lagu sameeyay goobaha Shidaalka soomaaliya Lana Tusaayo caalamka in Dalka soomaaliya yahay Dal Qani ah,