Daawo Video:Muuse Biixi Oo Fagaar Ka Qirtay In uu yahay Macangag,

Hogaamiyaha Maamulka SNM Muuse Biixi Ayaa Sheegay Islamarkaana Fagaare ka qirtay inay Wax ka jiran Xanta weyn ee shacabkiisu ku xantan ee ah in uu yahay Nin Kalii Talis ah oo Macangag ah.