Shacabka Muqdisho ayaa wax layaab leh ku tilmaamay qorshaha Dawlada soomaaliya Ku Doonayso in shidaalka Dalka soomaaliya ay ugu gacan galiso Shirkado Shisheeye ah.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dalku malaha Dawlad adag nooma xidhna Xuduuduhu Nabad iyo Wada Noolaasho dhab ahi kama jiro soomaaliya see ayaa shidaalka loo soo saari kara ”ayuu yidhi mid kamid ah Shacabka Ka hadlaayay arrinkan