Daawo Video:Muuse Biixi Oo Qiray Fadeexad Dul Hoganasa Maamulkiisa!?
February 6, 2019
Hogaamiye Beeleedka maamulka SNM Muuse Biixi cabdi oo maanta Ka Hor qudbadeenaayay Mid Kamid ah Goobaha Waxbarasho ee Hargaysa Ayaa qiray fadeexaad Dul hoganasa maamulkiisa,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Waa Nagu ceeb iyo Fadeexaad in La dhaho Iskuulada Dawlada iyo Goobaha Caafimaadka ee dawlada Waxaa Ka Tayo iyo Wax Soo saar Wacan kuwa ay leeyihiin Ash-khaasta gaarka ah’Ayuu yidhi Muuse Ka hadlaayay fashilka maamulkiisa.
