600 Daawo sawiro:Xasan Sheekh oo kulamo ka wadda Beledweyne | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo sawiro:Xasan Sheekh oo kulamo ka wadda Beledweyne

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saakay hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayagoona kulan horu dhac ah yeeshay.

Ugaaska ayaa soo dhaweeyay guddoomiyaha iyo wafdigiisa booqashadooda ay ku yimaadeen magaalada Baladweyne, isagoona tilmaamay in ay kulamo dhowr ah yeelan doonaan mudada ay joogaan.

Xildhibaan C/risaaq Cumar wasiirkii hore ee amniga, qeybna ka ah wafdiga xisbiga ayaa kulanka guddoomiyaha iyo Ugaaska kadib sheegay in kulankan horu dhaca ah uu xigi doono kulamo badan oo uu wafdiga la qaadan doono Ugaaska iyo waxgaradka gobolka, kulamadaasi oo ku saabsanaan doona arimaha xisbiga iyo guud ahaan tan gobolka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...