600 Nin Asal ahaan kasoo jeeda Falastiin oo Madaxweyne ka noqday dal Kuyaala Qaarada.. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Nin Asal ahaan kasoo jeeda Falastiin oo Madaxweyne ka noqday dal Kuyaala Qaarada..

Waxaa dhawaan doorashada Madaxweynaha dalka  El Salvador ee kuyaala Bartamaha Amerika ku guuleestay Nayib Bukele oo la sheegay in asal ahaan kasoo jeedo Dhulka Falastiin.

Nayib Bukele oo ah ganacsade da’yar sidoo kale horey usoo noqday Duqa Caasimada dalka El Salvador,  waxa uuna doorashadii dhacday Axadii ku guuleestay in ka badan 54% codadkii la dhiibtay.

Siyaasigan asal ahaan kasoo jeeda Falastiin ayaa sameeyay olole doorasho oo aad u xoogan, waxa uuna soo afjaray Nus qarni ee dalkaasi taladiisa hayeen labo Xisbi siyaasadeed.

Madaxweynaha Cusub ee loo doortay dalka El Salvador Nayib Bukele oo 37-sano jir ah ayaa dhawaan la filayaa in xilka si rasmi ah ula wareego, Maxkamada sare ee dalkaasi ayaana xaqiijisay guusha Siyaasigan dhalinyarada ah.

Dalka El Salvador ayaa ah dal yar oo kuyaala bartamaha Qaarada Amerika, waxaana dalkan kunool dad lagu qiyaasaday 6.3 Malyan oo qof, dadka kunool dalkan ayaana u badan kuwa faqri ah  .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Somaliland oo lagu fashilay laascaanood
- Jan 16, 2021
kulan ay iskugu yimaadeen haweenka magaalada laascaanood ayaa looga hadlay tacadiyada ka jira laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=r0dY84WK0_k https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit
Somaliland Oo Dhigtay Qorshaha Dilalkii Buuhoodle Ka Dhacay
- Jan 16, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka cayn wali ka taagan Xiisaad Colaadeed oo ...
Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada BUUHOODLE,
- Jan 14, 2021
Waxaa Dagan xaalada Magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka cayn oo saacadii ugu danbeyay ...
Garaad Cabdirashiid Oo Kula Shiray Duleedka Garoowe Wasiirada Xildhibaanada iyo Taliyaasha Ciidanka Barkad ee Puntland Ku jira
- Jan 14, 2021
Garaad Cabdirashiid waraaba Dheere garaadka Beesha Guuleed Faraad {Barkad}ayaa kulan Kula qaatay Duleedka ...
Labo Nin oo Jeelka Laascaanood Lagu Kufsaday
- Jan 13, 2021
Waxaa Ka taagan magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo la yaab leh oo naxdin ...