Deg Deg::Muuse Biixi oo Ubadkii Boorama Ee Uu Agoomeeyay U Raaciyay Xadhig?

Borama{ Khaatumonews } Ciidamo gaar ah oo Hargeysa lagasoo diray oo sakhbadhkii xalay magaalada Borama kabilaabay ugaadhsiga dhalibyaro xus u samaysay xasuuqii shacabka Borama Iyo Dila ay dhagarqabayaashii SNM u gaysteen.

Waxaa xabsiga ladhigay 4 kamida dad soo hadalqaaday dhagartaasi SNM kagaysatay Galbeedka waxaana ka mida suxufiga Cali Washeen ,wiil aabihii SNM dishay oo si qiiro leh xafladaasi uga hadlay iyo aabaha dhalay gabadh ku jirtay xafldaasi oo khudbad kajeedisay

Si Kastaba ha ahaate Maamulka Isaaq ayaa Guumaysi aan geed Loogu Soo Gaban ku haya Shacabka awdal iyo Khaatumo iyadoo inta badan marka shacabkaasi sameeyan Ficilo Ka dhan ah ay ku mutan xadhig,halka shacabka isaaqna markay xabaalaha fadhan islamarkaana weeraran beelaha kale Sida daarood ay ku mutan abaal marin iyo dabaaldag.