Deg Deg Daawo Video:Yaa Ka Danbeeyay Ciidankii Bahrarsame iyo Hubkoodii Loo Gacan Galiyay Isaaq”Cali Maraykan Oo Banaanka Keenay Sir Culus’
February 5, 2019
Siyaasi cali maraykan oo kamid ah Siyaasiyiinta Reer Khaatumo Ayaa ka hadlay maleeshiyaad Hubaysan oo beesha uu ka soo jeedo ah oo isku dhiibay maamulka isaaq shalay sida aanu idiin ku soo gudbinay wararkeeni hore,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cali maraykan ayaa sheegay in Qorshaha ay ka danbeeyen Xubno Siyaasiyiin ah iyo Cuqaal Beesha Bahrarsame ah.
Dhanka kale waxaa uu sheegay in talada Ciidanka iyo Hubka loogu gacan galiyay isaaq aysan u dhamayn beesha Bahrarsame Islamarkaana ay Khaas ku tahay Beesha Reer Naaleeye,
Cali Maraykan ayaa sheegay in Ciidankan qorshaha Loogu Gacan Galiyay Isaaq ay Ka Danbeeyen Labada Xildhibaan Ee Beesha Bahrarsame Ee Ku Kala jira Dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Puntland,
