Deg Deg Daawo Video:Sarkaalkii Ka Soo Goostay Maleeshiyada SNM oo Hadlay!

Sarkaalkii ka soo goostay Maamulka SNM ee maanta isku soo dhiibay ciidamada puntland ayaa ka hadlay sida uu uga soo baxay dhanka snm iyo qorshihiisa puntland.