Borama {Khaatumonews } Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka awdal oo xus baroordiiq iyo duco iskugu jirta loogu sameeyay dadkii maatada ahaa ee jabhadii SNM ku xasuusday Boorama iyo duleedkeega maanta oo kale 4ta Febraury 1991 .

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinta Borama ayaa samaysay isku Soobax balaadhan oo ay Ugu baroor Diiqayan dadkaasi Beesha Isaaq Xasuuqday ilaa hadana ku haysato Xooga.

Waa markii ugu horeysay ee dhalinta Borama Samaysy isku daygan Baroor Diiqda tan iyo wixii ka danbeeyay 1991.

Si Kastaba ha ahaate Xasuuqa Beesha Isaaq Ka gaysatay Gobolka awdal ayaa Lagu Qiyaasay in ay ku dhinten Dad gaadhaya 1700 Oo Qof waxaana kamid ahaa Raga xiliga dagaalka iyo xasuuqa Ka Geestay Boorama hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi.