Shabakada khaatumonews Waxaa ay halkani idiin ku soo gudbinaysaa Barnaamijka su’aalaha ee weriye Dub-carbeed uu waydiiyey Reer Burco madaxweynaha ay jecel yihiin inay la kulmeen kadibna ay qaar ka mid ah Reer Burco Oo ku jawaabeen Inay Madaxwayne Farmaajo jecel yihiin inay La Kulmi Lahaayen

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

shacabka Sheegay in ay la Kulmi Lahaayen Madaxweynaha soomaaliya ayuu wariyihu weydiiyay sababta ay udoorten Kulanka Farmaajo iyo waxay kalaHadli lahaayen waxana u ku jawaabay mid kamid ah Xubhihii doortay kulnka farmaaji“waxaan weydiin lahaa Farmaajo horta madaxweynaha soomaaliya Maxaa hawiye iyo daarood uun ka Dhiga’