600 Daawo Video:Xaliimo Gobaad Oo Xalay Dharka Ku Dhigatay Garoowe! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo Video:Xaliimo Gobaad Oo Xalay Dharka Ku Dhigatay Garoowe!

Garowe oo sanadihii la soo dhaafay ka Caaganayd Bandhig faneedyada Faniintu qabtaan dhowr jeerna maamulku joojiyey kuwo Qorshaysnaa ayaa Xalay Waxaa ka dhacay Bandhig faneed ay qabatay fanaanada Xaliimo Gobaad .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waana bandhigii ugu horeeyey oo Puntland lagu qabto Sanadkaan cusub iyo isbadalka cusub Maamulkii hore ee madaxwayne Gaas Wuxuu dhowr jeer joojiyey Bandhig faneedyo lagu qaban lahaa magaalooyinka Garowe ,Qardho iyo Bosaso ka dib markii culumadu culays ku saartay .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...