Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Dalbatay Gargaar Caawimo kadib Markii Hay ‘adihii Quudin Jiray laga Xidhay!?

Hargaysa{ Khaatumonews }Gudoomiyha Hay’adda ka hortaga Aafooyinka maamulka somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa beesha caalamka iyo Hay’adaha Qaramada midoobe ugu baaqay in gargaar dagdag ah la soo gaadhan Somaliland,

HAlKAN KA DAAWO VIDEO

Fariinta somaliland Ee Dalbashada gargaarka ayaa imaanasa xili mudo hada sanad iyo dheeraad ah ay dawlada soomaaliya ka joojisay dhaqaalle iyo quudin ay siin jiren hay adaha Qaramada Midoobe iyo kuwa kale caawiya dalka soomaaliya Maamulka Hargaysa