Fadeexaad weyn::LABADA MAR EE Barnaamijka Baadi Goob Ceebta ku dhacday ee been abuurka sameeyay,
February 2, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Daqiiqada 30 aad Terra mar uu ka waramayo xarunta xalene wuxuu odhanayaa waxaanu helayn Dukmantiyo ay saxeexday xukuumaddii Xasan Shiikh wuxuuna markaasi soo bandhigayaa waraaqo cadeynaya in rukhsada shirkada la bixiyey 24.05.2017 dhimaanaya 23.05.2018,
Iyo warqad kale oo iyadana ogolaansho lagu bixiyey oo Soo baxday 11.Jun.2017 dhammaanaysa 11Jun 2019.
Waa su’aalaha u baahan in uu ka jawaabo Terra si loogu kalsoonaado warbixintan, isaga oo warbixinta kaga waramayey xilligii uu xilka hayey Xasan Shiikh .

