Hargaysa{ Khaatumonews }Xildhibaan xoog kamid ah Barlamaanka Maamulka Somaliland ayaa Ka qeyliyay Busaarada iyo Siyaasada xidhan ee soo wajahday maamul Beeleedka SNM ee Muuse Biixi Gadhwadeenka ka yahay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
”Dalku marka Hore Xaaladiisu waa mid busaarad ah marka xiga Dadkii waxaa loo kala qeybiyay Sidan Tusaale marku hadlo qof ka soo jeeda Galbeedka iyo Bariga Hargaysa waxa la odhanayaa waa somali weyn ,marku hadlo nin ka soo jeeda Sool waxaa la odhan waa puntland.Mid ka soo jeeda awdal haduu hadlo waxa la odhan Waa Awdal State ‘ayuu yidhi Xoog oo Ka Hadlaaya xaalada SNM.
