Hargaysa{ Khaatumonews }Wasiirka gaashandhiga maamulka somaliland Mr Waxar oo ka hadlaayay maanta sanad guuradii 25 aad ee ka soo wareegtay ay aas aaskii maleeshiyaadka somaliland ayaa usoo jeediyay muuse biixi iyo maamulka isaaq in ay hub ka dhigis ku sameeyan Gobolada Sool iyo sanaag.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxar ayaa ku goodiyay muuse biixi in hubka beesha dhulbhante laga saaro gacantooda lana soo galiyo gacanta Maamulka isaaq.
