DAAWO VIDEO:Xasan Sheikh Ugu Baaqay Somaliland Inay Soo Bandhigto Heshiiska DP World.

Muqdisho{ Khaatumonews }Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Seikh maxamuud ayaa oKu Baaqay In Ay Somaliland Soo Bandhigto Heshiiskii Ay La Gashay DP World.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xasan Sheikh waxaa uu sheegay in Heshiiskaasi Bilowday Xiligii uu madaxweynaha ka ahaa soomaaliya islamarkaana uusan waxba kala socon aragna heshiiskaasi,