Daawo Video:Wariye Reer Somaliland Ah Oo Dawlada Farmaajo lacag Badan ku Siisay Barnaamij lagu Cebeeyay xasan sheikh!

Wariye cabdirisaaq Terra oo kamid ah wariyaasha Reer somaliland ayaa Barnaamij lagu ceebeeyay Dawladii madaxweyne xasan Sheikh waxaa uu lacag badan kaga qaaday xukumada madaxweyne Farmaajo ee nabad iyo Nolol.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wariye Terra ayaa halis amni oo ka dhan ah amnigiisa Soo food saaray kadib markii uu barnaamij halis Badan Oo Cudud lacageed ku Bixisay Dawlada nabad iyo nolol uu Kusoo Qufay ceebaha Dawladii xasan Sheikh.

Aduun Lacageed oo dhan 6 Kun oo Dollar ayaa lagu Siiyay wariye Terra Barnaamijkan sida uu Xogta Khaatumonews ula wadaagay Masuul Ka Kamid ah dawlada Soomaaliya.

Sidoo kale dawlada soomaaliya waxa ay wariyaha u Sahashay in ay Ka saacido Xogta iyo Sirahan Ku aadan xasan sheikh iyo dawladisi.

Si kastaba ha ahaate Barnaamijkan ka dhanka ah dawlada madaxweynihii hore soomaaliya xasan sheikh ayaa imaanaya xili dagaal xoogan ka dhexeeyo dawlada Nabad iyo Nolol iyo Xisbiga xasan Shiekh,