Muqdisho{Khaatumonews}Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa Caawa ku qarxay inta u dhaxeya saldhigga degmada Waabari iyo Hotelka Makah Al mukaramah ee Magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO LIVE Goobta uu Qaraxu ka dhacay kasakow Hoteelka waxaa yaallay gaadiid badan oo halkaasi Ciidanka dowladda ay ku baarayeen. Waxaa jira KhasaareContinue Reading

Madaxweynaha maamulka soomaalida itoobiya mustafe cagjar ayaa xaflada dhagax dhiga wadada isku xidha berbera iyo itoobiya kadib damacsana safar u gaar ah oo dabaalasho ah isaga iyo weftigiisu inay ku tagan xeebta berbera balse safarkaasi waxa ka shifay kana hordhacay oo fagaare ka sheegay muuse biixi HALKAN KA DAAWO VIDEOContinue Reading

Kismaayo{ Khaatumonews }Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada, waxaana Warbixino lagaga dhagaystay qaar kamid ah wasaaradaha, waxaana ka qayb galay Sarakiisha Ciidamada iyo gudiga shaqada iyo shaqaalaha. Ugu horayn waxaa golahu uu isku raacay in dhamaan Ciidamada dowlada aysan ku lug yeelanContinue Reading

Madaxweynaha maamulka soomaalida itoobiya mustafe cagjar iyo madaxweynaha maamulka snm muuse biixi cabdi ayaa maanta dhagax dhigay jidka isku xidha magaalada Berbera iyo dalka itoobiya ee {Berbera Corridor} HALKAN KA DAAWO VIDEO Cagjar iyo Muuse Biixi ayaa ka jeediyay hadalo kala duwan munaasibada lagu daah furaayay jidkaasi oo ay maalgalinaso imaaraadku,Continue Reading

Dowlada Kenya ayaa sababaha keenay khilaafka kala dhaxeeya dowlada Soomaaliya ee ku aadan muranka xuduuda badda ee labada dal la wadaagtay Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in Safiirada dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika u gudbiyeen waxa ay salka ku heysoContinue Reading

Gaarisa{ Khaatumonews }Dowladda Kenya ayaa magaalada Gaarisa ku gubtay badeeco badan oo la sheegay inay ganacsato geeyeen magaalada Gaarisa, kadib markii lagu qabtay magaalada Gaarisa. Badeecada lagu gubay magaalada Gaarisa ayaa hay’adda daqli ururinta Kenya waxay ku sheegtay inay gaareyso 9 Milyan oo lacagta Kenya, waxaana la sheegay in lagaContinue Reading