Deg Deg Daawo Video:Xiisad Dagaal Oo Ka Dhex Aloosan Beelah Ciise iyo Samaroon?

Wararka Haatan Shabakada khaatumonews.com Ka helayso Deegaanka Saylac ayaa sheegay in halkaasi laga dareemaayo xiisad colaadeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xiisadan ayaa u dhaxaysa Beelaha Ciise Iyo Beesha Samaroon Ee Gobolka awdal iyadoona laga cabsi qabo Dagaal,