Deg Deg Daawo Muuse Biixi Oo Lagu Qabtay Been Weyn Oo Usheegay Shacabka Somaliland.

Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Wadani ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Muuse Biixi oo Sheegaayay in Deegaanka somaliland Lagu qabanaayo tartanka Ciyaaraha dalalka aan la aqoonsa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afar Sano lama qaban Tartankii Gobolada Majiran Ciyaar Toy Dhisan oo ay leeyihiin Somaliland Majiraan Garoomo Caalami ah oo dhisan Mana Hayno meel Lagu cadeeyay in Tartankaasi somaliland ka dhacaayo marka maaha in been loo sheego shacabka’ ayuu yidhi amsuul u hadlay xisbiga wadani.