War Deg Deg Ah Daawo sawiro:Qarax weyn Oo Ruxay Muqdisho Saaka
January 29, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay dhawaqiisa qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.
Uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.
Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho.
Amaanka ayaa aad loo adkeeyay maalmihii ugu dambeeyay wadadaasi.
La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.

