Wasiirka Biyaha Maamulka Isaaq Saleebaan Cali Koore oo ah wasiir muran ay ku jirto Nasab ahaan Dhalashadiisu ayaa Jawaab Ka Bixiyay hadal kii Madaxweynaha Puntland Ee ahaa in uu soo calinaayo gobolada Sool iyo sanaag.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saleebaan Cali koore Doonaya in Gobolada SSC Ay ku sii Jiran Gacanta Beesha Isaaq ayaa inta badan ah xubinka Loo adeegsado Weerarka iyo Aflagadada Reer Khaatumo ama daarood.