DAAWO VIDEO:Ceegaag Oo Siraadan iyo Dhalinta Horseed?
January 29, 2019
Ceegaag{ Khaatumonews }Degmada Ceegaag ee Gobolka Cayn kana mid ah deegaanada Hada sida xawliga ah u dhismaaya islamarkaana uu ka socdo Horumarka qeybihiisa kala duwan ayaa xiligan waxaa olole Cajiib ah ka wada dhalinta Horseed.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhalinta Horseed ayaa deegaanka Ceegaag ka bilaabay Olole Lagu Qurxinaayo magaalada islamarkaana lagu Beeraayo Dhir xaafadaha iyo goobaha jidadka ah ee magaalada.
