600 War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Daacish iyo Shabab? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Daacish iyo Shabab?

Boosaaso{Khaatumonews}Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhexeeya malayshiyaad ka kala tirsan Daacish iyo Al-shabaab ee ku wada-sugan buuraleyda degmada Qandala ee gobolkaasi.

Dagaalka oo shalay bilowday ayaa ilaa iyo haatan ka socda buuraleyda Marshaad ee koonfurta magaalada Qandala hase yeeshee wax faahfaahin lagama hayo khasaaraha ka dhashay sida ay soo sheegeenayan dadka degaanka.

Malayshiyaadka Daacish iyo Al-shabaab ee ku wada-sugan buuraleyda Qandala ayaa hore ugu dagaallamay degaanno hoosyimaada gobolka Bari gaar ahaanna buuraleyda Qandala.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...