600 Deg Deg:Fanaanada Ugu Anshaxa Xun Maraykanka Oo Ku Wajahan Sacuudiga? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Fanaanada Ugu Anshaxa Xun Maraykanka Oo Ku Wajahan Sacuudiga?

Warbaahinta caalamku waxa ay si aad ah u hadal haysaa bandhig fanneedka ay Fannaanada u dhallatay Maraykanka ee Mariah Cartey ka dhigayso waddanka Sucuuddiga.

Mariah Cartey waxa kale oo bandhigga ku wehelin doona wiilka Raabka loo ga hadhay ee reer Jamayka Sean Paul, DJ Tiesto oo u dhashay Holland iyo BK-gayga carabta Balqiis Fatxi oo Yaman u dhashay. Goob fagaare ah oo la gu furayo tartanka ciyaarta loo yaqaan gulf ayaa ay 31 bishan is ku arki doonaan magaalada dhaqaalaha ee Boqorka Cabdalla.

Waa markii koowaad ee Fannaaniin heer caalami ah ay Sucuuddiga heeso ka cuudiyaan, taas oo dadka siyaasadda u dhuun daloola ku macneeyeen in ay ka dhallatay baqdin iyo cadaadis ay boqortooyadu ka la kulantay reer Galbeedka, ka dib dilkii Khashoggi oo is furfur iyo raalligelin badan ayaa ay samaynayaan.

Sikastaba haa haate Mariah waa gabadh 48 jir jidhkeeda aad moodo 20 jir taaso ku caan baxday is qaawin aad uga baxsan anshaxa..

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...