600 Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Puntland War Culus Ku Dhawaaqay… | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Puntland War Culus Ku Dhawaaqay…

Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijadii kasoo baxday shirar magaalada Garowe uga socday madaxweynaha dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siciid Deni oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garowe ayaa sheegay inuu maanta kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada dalka ka jira, isla markaana madaxweyne Farmaajo uu soo jeediyey in bisha Maarso bartamaheeda shir la isugu yimaado, kana codsaday Puntland inay shirkaasi marti geliso.

Waxaa uu sheegay inay Puntland aqbashay inay marti geliso shirkaasi si xal loogu helo khilaafaadka jira, kuna faraxsan yahay in Puntland kaalinteeda ka qaadaneyso midnimada iyo horumarka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada iyo dowlada federaalkan ayaa waxaa bilihii la soo dhaafay u dhexeeyey khilaaf gaamuray oo keenay iney xumaado xiriirkii wada shaqeyneed ee ka dhexeeyey, waxaana khilaafkan uu salka ku hayaa tabashooyin ay qabaan madaxda dowlad goboleedyada qaarkood.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021

Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021